Ciidamo ka gadooday Puntland oo sheegay in ay ku biireen Dowlada Federaalka

Ciidamo katirsanaa maamulka Puntland kuna sugan gobolka maamulkaasi u bixiyeen Gardafuul ayaa shaaciyay in ay ka baxeen maamulka Puntland kuna biireen dowlada federaalka Soomaaliya. Muuqaal ay iska soo duubeen saraakiisha ciidankan hogaamineysa ayey ku sheegeen in maanta kadib aysan katirsan ciidanka Puntland ayna yihiin ciidan hoostagaya kuwa dowlada federaalka. Sargaal sheegay in ciidankan taliye u … Continue reading Ciidamo ka gadooday Puntland oo sheegay in ay ku biireen Dowlada Federaalka